this movie is one of jackie's all time greats no doubt. the dubs aren't great, but thats not the point of the movie anyways.
Warar Naga Soo Gaarayo Magaalada Muqdisho Waxay Sheegayaan In Kuwa Alshabab Madaxda Ka Ah Ay Isku Haystaan Maxaa Loo Xaqiray Mujaahidkii Is Qarxiyey
Wararkaan Xasaasiga Waxay Dhacday Markii Ay Cajilad Soo Direen Kuwa Madaxda U Ah Alshabab Loona Sheegay Inay Saxaafadaha Ka Sheegaan Inay Qaraxa Fuliyeen Mujaahidiinta Alshabab
O Ay La Qurxoonan Waysay Qaar Ka Tirsan Urur Alshabab Madaama Dadka La Xasuuqayo Ay Yihiin Shacabkoodii
Hadaba Waxaa Moodaa Inuu Dhamaaday Waqtigii Mujaahid Lagu Gaban Jiray Madaama An Wax Mujaahida An Jirin Mar La Ogaaday
Waxaa Ay Flinayaan Iyo Dadka Ku Shaqaysto In Aytahay Maskax Kale Ayaa Waxaa Soo Ifbaxay In Qaar Ka Tirsan Alshabab Ay La Fahooda La Baqayaan In La Dilo Madaama U Yahay
Alshabab Siyaasad Carab Wadato Kuna Cirib Tirayso Wixii Soomali Sheegto Waxaan Aqbaartaan Sugayna Meeshay Ku Dhamaato