Waxaa halkaan Tacsi tiiraanyo leh ka diraya Dadka kala ah:-
(1) Aabe Xuseen Aw-Xaashi
(2) C/llaahi Maxamuud Aw-Xaashi iyo Caruurtiisa
(3) Luul Maxamed Aw-Xaashi
(4) Eedo-Siciido Aw-Xaashi iyo Caruurteeda
(5) Eedo-Maryan Aw-Xaashi iyo Caruurteeda
(6) Eedo-Xaawo Aw-Xaashi Iyo Dhamaan Reer Aw Xaashi.
(7) Maxamuud Cali Aw-Xaashi
(8) C/Qaadir Xuseen Aw-Xaashi
(3) Cali Xuseen Aw-Xaashi
(9) Maxamed Cali AwXaashi
(10) Maxamed Xuseen Aw-Xaashi
(11) Axmed Cali Aw-Xaashi
(12) C/raxmaan Maxamuud Aw-Xaashi
(13) Zahra Siciid Aw-Xaashi Iyo Caruurteeda
(14) Xaawo Xuseen Xaashi
(15) Aarmiyo Maxamuud Kooshin
(16) Maxamed Maxamuud Kooshin
(17) C/Nuur Xuseen Aw-Xaashi
(18) C/llaahi Xuseen Aw-Xaashi
(19) Hooyo Madiino Aw-Yuusuf
(20) Hooyo Xabiibo Xaaji Warsame iyo Caruurteeda
(21) Yaasiin C/llaahi Aw-Xaashi
(22) Hooyo Zahro Maxamed Aw-Xaashi Iyo Caruurteeda
(23) Sugaal Siciid Aw-Xaashi
(24) Ciise Maxamuud Cosmaan
(25) Saciid C/llaahi Kulmiye ''Nadaara''
(26) Bashiir C/llaahi Aw-Xaashi
(27) C/raxmaan Maxamed Aw-Xaashi (Jarato)
(28) Cali C/llaahi Aw-Xaashi

Dhamaan Dadkaas ku kala nool Africa,Yurub iyo Maraykanka waxay Tacsi u dirayaan Eheladii,Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay Alle ha u Naxariistee Abshir Maxamed Aw-Xaashi oo ku geeryooday Magaaladda Oslo ee Dalka Norway,Waxayna Ilaah uga baryayaan innuu Janaddiisa Fardowzo ka Waraabiyo inagana uu Samir iyo Iimaan inaga siiyo Amiiin Amiiin Amiin.

Riwaayadii Axamed Cali Cigaal Iyo Xaawo HiiraanDaawo.>><<><

Riwaayadii If Iyo Aqiro Halkaan Ka Daawo>>>>>>