Ciidamada Booliska Gaalkacyo oo toogasho ku dilay nin dad ku laayay Gaalkacyo caawa

Gaalkacyo :- Nin hubaysan ayaa galabta maqribkii, waxaa uu weerar ku qaaday culimo ku socotay masjid ku yaala Gaalkacyo kuwaas oo doonayay inay salaada maqribka tukadaan.


































Ninkan oo ku hubaysanaa bastoolad ayaa waxaa uu dhaawacay labo wadaad, kadibna waxa uu u cararay dhanka koonfur bari, ciidamada Booliska iyo shacabkii salaada u socday ayaana cayrsaday, waxaana ninku uu dhaawac u gaystay nin kale intii uu cararka ku jiray.

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Mudug G/sare Muuse Xasaasi oo shir jaraa'id ku qabtay cusbitaalka guud ayaana ka warbixiyay dhacdadan.


"Ninkan waxaa uu bastoolad dhabanacas ah ku weeraray labo wadaad oo meherad fadhiyay kadibna u kacay salaada maqrib inay masjid ku tukadaan, waxa uu u gaystay dhaawac wuuna cararay, waxaana cayrsaday shacabka anaguna waan u dhawayn meesha wadaadada lagu dhaawacay waxaana ku cayrsanay gaariga aan wato", taliyaha qaybta Booliska Muuse Xasaasi.

Taliyuhu waxa uu sheegay in ninku uu ahaa nin aad u tabobaran, kuna dagaalamay bastoolada uu watay, hayeeshee ay ciidamadu isku dayeen inay nolol ku qabtaan balse ay u suurtoobi wayday kadib tabobarka ninku qabay oo uu isku difaacayay iyo waqtiga oo habeen sii galayay iyo isagoo cararkii ku dhawaaday xaafada Koonfurta Gaalkacyo, waxaana markaasi kadib ay ciidamadu toogteen ninka isagoona markaasi ay ku qabteen dhaawac.

G/sare Xasaasi waxa uu sheegay in ninku uu dhintay intay jidka kusoo jireen ee ay Cusbitaalka u soo socdeen, sidoo kale Muuse Xasaasi waxa uu sheegay in Booliska uusan gaarsiin wax khasaare , balse shacabka ay ka dhaawacmeen saddex qof oo mid ka mid ah uu liito, qofkaasi oo ah qof uu dhaawacay intii cararka ku jiray.

Amaanka Cusbitaalka ayaa aad loo adkeeyey, waxaana sidoo kale joogay Gudoomiyaha Gobalka Axmed Cali Salaad iyo Duqa Degmada C/raxmaan Maxamud Xaaji Xasan, waxaana loo ogolaaday saxaafadu inay sawiro ka qaadato ninkii falka dhaawacaha ah ee weerarka ah gaystay maydkiisa.



Website:   www.allgaracad.com
Halkaan Ka Daawada Qaybtii Labaad>>><<>><<
Custom Search
Qaraxii Muqdisho Ka Dhacay O La Faah Faahiyey Iyo Dadkii Kala Dhintay Waxay Ahayeen Iyo Macacyadoodii DAAWO<<<>>>>>

Warar Naga Soo Gaarayo Magaalada Muqdisho Waxay Sheegayaan In Kuwa Alshabab Madaxda Ka Ah Ay Isku Haystaan Maxaa Loo Xaqiray Mujaahidkii Is Qarxiy>>>>>>>>

Wasiiru dowlada Dastuurka iyo Arimaha Fedralka ee Puntland Dr.Jimcale Dhageyso>>>>>>>>>>

As we head into the final stretch on health reform, big insurance company lobbyists and their partisan allies hope that their relentless attacks and millions of dollars can intimidate us into accepting the status quo.>>>>>>>><<<<<<

This video struck home for me in so many ways. I lost everything after being discharged from the army for injuries(TBI tramatic brain injury, gunshot wound from ambush>>>>>>>>>

Zarqaawi O Cajalad Soo Diray Kuna Faraxsan In Soomaliya O Dhan San Isku Qarxiyaan Janaday Galayaan>>>>>>>>>>

Ururada Bulshada rayidka Soomaalida oo maalintii labaad shir uga soconayo Magaalada Mombasa ee dalka Kenya
Mombasa-Allgaracad:>>>>>>>>

Garowe, M/weyne Faroole ayaa magacaabay guddi ka kooban wasiir u dawlayaal, abwaanno, iyo bulshada rayadka ah oo ka baaraandega astaanka, calanka iy heesta dawlada Puntland.>>>>>

Ciidamada dhinacyada Al- Shabaab iyo dawladda Wararkii Ugu Danbeeyey Caawa In Dowlada Laga Soo Riixay .>>>>>>>>>

Stereotyping Somalis isn't going to help solve a string of killings among young Somali-Canadian males, say community representatives and police>>>>>>>>>>>

Ninkii Qaraxa Gaystay Webside yada Qaar Waxay Leeyihii Jana Ayuu Galayaa Daawada Video Siday Waxa U Dhaceen

Dadka Lacagta Leh Ameerika Obama Waxay Ku Mataleen Hitler Maxaa U Aragtiin Dadkaan Lacagta Leh

Muqdisho(Allgaracad.com)- Raysalwasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Sharmake O  U Tacsiyeeyey Qaraxii  >>>>> Dec/5/2009

Gudoomiyaha Xisbul Ismaal Waxaa La Cadeeyey Inay Isticmalan Adan Cade Airport >>>>> Dec/5/2009

Ka daawo Tv-ga caalamiga ah ee Wanaag-------

Webkaan Qolo Cusub Ayaa Ibsatay Wax Walbana Sidoodii Ayey U Soconayaan Waad Mahadsantihiin Aqristayaasha

Qaraxii Foosha Xumaa Halkaan Ka Daawada Asagoo Markaas Dhacayo>>>>>>>

Mogadishu 02 Decembe 2009 Allgaracad Media.
Madaxweyne Shariif Sheekh Ahmed ayaa si rasmiya xilka uga qaaday Taliyaha Boliiska Somalia Jeneral Abdi Hassan Awale Qaybdiid sida uu allgaracad.com u xaqiijiyay>>>>>>>>>>
Old News