Saraakiil ka tirsan ciidamada sirta ee Mareykanka ayaa sheegay in sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al Qaacida lagu dilay galbeedka dalka Pakistan hakaasi oo ay duqeymo toddobaadkan ka geysteen diyaarado aan cid wadin oo Mareykanku leeyahay.

Saraakiil ka tirsan waaxda gaashaandhiga The Pentagon ayaa shaaca ka qaaday in diyaaradaha aan la wadin ay dileen nin ka tiran Al Qacida kaasi oo la yiraahdo Saleh Al Somali.

Saraakiisha Pentagon waxay sheegeen in Saleh Al Somali uu ahaa nin diyaariya isla markaana maleega hawlaha isqarxinta ee Al Qacida waxaana uu ka qeybqaatay fulinta dhowr hawlgal oo ay Al Qacida ku beegsatey danaha Mareykanka iyo Europe ee meelo ka m,id ah dunida.

Sida ay sheegeen saraakiisha CIA waxaa Saleh Al Somali uu hogaamiye u ahaa koox ka tirsan Al Qacida kuwaasi oo fulanayey hawlo weeraro ah oo laga sameynayey Pakistan, Afghanistan iyo xitaa Afrika.

Waxaana uu ka mid ahaa hogaanka sare ee Al Qacida ee qorsheynta weerarada caalamiga ah, isagoo ah nin isku xira hawlaha Al Qacida ee dunida.

Sida loo maleynayo Saleh Al Somali waxaa uu ku dhintay duqeyn xagga cirka ah oo ay diyaarado aan duuliye lahayn ka sameysay degaano ka mid ah galbeedka Pakistan maalintii Talaadada, saraakiil ka tirsan dowlada Pakistan ayaan ka hadlin weerarkan.

Waxaa uu noqonayaa ninkii saddexaad ee hogaanka Al Qacida ee lagu dilo weerar diyaaradeed oo Mareykanku fuliyo, waxaa hore loo dilay Abu Yaxya Al Libi oo ahaa nin sare oo ka tirsan Al Qacida iyo Saleh Ali Saleh Al Nabhan oo ahaa wakiilkii geeska Afrika.

Qalabka warbaahinta Pakistan ayaa sheegay in weerarka lagu dilay Saleh Al Somali ay ku dhinteen 3 ruux oo kale oo la socotay Saleh Al Somali.

Wax badan lagama oga sababta uu ninkan u qaatey magaca Al Somaliiyo inuu yahay nin ka soo jeeda Soomaaliya.

Duraan5@gmail.com
Halkaan Ka Daawada Qaybtii Labaad>>><<>><<
Custom Search
Qaraxii Muqdisho Ka Dhacay O La Faah Faahiyey Iyo Dadkii Kala Dhintay Waxay Ahayeen Iyo Macacyadoodii DAAWO<<<>>>>>

Warar Naga Soo Gaarayo Magaalada Muqdisho Waxay Sheegayaan In Kuwa Alshabab Madaxda Ka Ah Ay Isku Haystaan Maxaa Loo Xaqiray Mujaahidkii Is Qarxiy>>>>>>>>

Wasiiru dowlada Dastuurka iyo Arimaha Fedralka ee Puntland Dr.Jimcale Dhageyso>>>>>>>>>>

As we head into the final stretch on health reform, big insurance company lobbyists and their partisan allies hope that their relentless attacks and millions of dollars can intimidate us into accepting the status quo.>>>>>>>><<<<<<

This video struck home for me in so many ways. I lost everything after being discharged from the army for injuries(TBI tramatic brain injury, gunshot wound from ambush>>>>>>>>>

Zarqaawi O Cajalad Soo Diray Kuna Faraxsan In Soomaliya O Dhan San Isku Qarxiyaan Janaday Galayaan>>>>>>>>>>

Ururada Bulshada rayidka Soomaalida oo maalintii labaad shir uga soconayo Magaalada Mombasa ee dalka Kenya
Mombasa-Allgaracad:>>>>>>>>

Garowe, M/weyne Faroole ayaa magacaabay guddi ka kooban wasiir u dawlayaal, abwaanno, iyo bulshada rayadka ah oo ka baaraandega astaanka, calanka iy heesta dawlada Puntland.>>>>>

Ciidamada dhinacyada Al- Shabaab iyo dawladda Wararkii Ugu Danbeeyey Caawa In Dowlada Laga Soo Riixay .>>>>>>>>>

Stereotyping Somalis isn't going to help solve a string of killings among young Somali-Canadian males, say community representatives and police>>>>>>>>>>>

Ninkii Qaraxa Gaystay Webside yada Qaar Waxay Leeyihii Jana Ayuu Galayaa Daawada Video Siday Waxa U Dhaceen

Dadka Lacagta Leh Ameerika Obama Waxay Ku Mataleen Hitler Maxaa U Aragtiin Dadkaan Lacagta Leh

Muqdisho(Allgaracad.com)- Raysalwasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Sharmake O  U Tacsiyeeyey Qaraxii  >>>>> Dec/5/2009

Gudoomiyaha Xisbul Ismaal Waxaa La Cadeeyey Inay Isticmalan Adan Cade Airport >>>>> Dec/5/2009

Ka daawo Tv-ga caalamiga ah ee Wanaag-------

Webkaan Qolo Cusub Ayaa Ibsatay Wax Walbana Sidoodii Ayey U Soconayaan Waad Mahadsantihiin Aqristayaasha

Qaraxii Foosha Xumaa Halkaan Ka Daawada Asagoo Markaas Dhacayo>>>>>>>

Mogadishu 02 Decembe 2009 Allgaracad Media.
Madaxweyne Shariif Sheekh Ahmed ayaa si rasmiya xilka uga qaaday Taliyaha Boliiska Somalia Jeneral Abdi Hassan Awale Qaybdiid sida uu allgaracad.com u xaqiijiyay>>>>>>>>>>